Ciidamada Gorgor oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan Kumaandoska GorGor ayaa la-wareegey fariisimo Al-Shabaab ka go’doomin jireen Degmada Matabaan iyo deegaanada hoostaga Degaanada howlgalada qorsheyshan Ciidamada ka sameeyeen waxaa ka mid ah. Labi ceebad, Bacaha, Beergadiid, Xodale, Xajiin farayar, Laasaban iyo Coomaad. Degaanadan ayaa dhamaantood u dhaxeeya magaalooyinka Baladweyne iyo Matabaan. Taliyaha ururka 3-aad guutada 17-aad ee GorGor … Continue reading Ciidamada Gorgor oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab (Sawirro)